Ticker

6/recent/ticker-posts

Hich level boltical terms Kalimaad siyaasadeed oo heer sare ah

 


1  In an inter view with local television he said that he would resign by the end of this month 

1 Wareeysi uu layeeshay television godaha ah ayuu kusheegay inuu is casili doono dhamaadka bishaan.

2 in a radio speech the president warned the foreign elements not to intervene the internal affairs of the country.

2 qudbad raadiyaha laga sii daayey ayuu madax weynuhu  uga Digay canaasiirta shisheeyaha in aysan faragelin arimaha gudaha ee wadanka.

3 the  new low is about to came into effect. 

3 sharciga cusub ayaa lagu wadaa inuu dhaqan galo.

4  the candidate appealed to the voters under  the pretext of defending their rights.

4  mushàruxu waxa uu soo jiitay cod bixiyayaasha isagoo ku ma-masiyoonaya inuu difaacayo xuquuqdooda.

5  in the  context  of  economic crisis it seems unwise  to lower taxes.

5  iyadoo  la tix-gelinàyo dhibaatada  dhaqaale  wexey u  muuqaneysaa caqli Daron in la dhimo canshuurta.

Post a Comment

0 Comments