Ticker

6/recent/ticker-posts

Jumlado english ah iyo fasi raadooda halkaan kala soco

 

1 The war took a heavy toll of human file.  

1 Dagaalka ayaa  bur-bur weyn u keenay nolosha bani aadamka.

2 The assessment was made against a balck-drop of new accounts that somali citizens will be targeted. 

2 Qiimayta waxaa lasameeyey iyadoo ay jirto warbixino cusub oo ah in muwaadiniita somalia laga Dhigan Karo bartilmaameed

3 their own need for a power must take precedence over the rights and choices of the people.

3 Baahidooda ay u qabaan awooda waa in ka hormariyaan xuquuda iyo rabitaan ka dadka.

4 The rebels have shot down an air force helicopter.

4 Mucaaradka ayaa soo riday helicopter ay leeyihiin ciidamada cirka.

5 Government officials reported a high turn out in the elections.

5 saraakiisha dowlada ayaa ka war bixiyey in si weyn lasugu soo baxay doorashooyinka.


Post a Comment

0 Comments