The government ruled out the possibility of war.
Dowlada wexey meesha kasaartay suurþo gal nimada in uu dagaal dhici Karo.
She was held in custody pending trial.
Xabsiga ayaa lagu hayaa ayadoo sugeysa maxkamad in lasso taago.
The president his statement was construed as incendiary speech .
Madaxweynaha hadalkiisa waxa looturjumay qudbad wax kicin karta.
The talks gave afresh impetus to the cecurity of the region.
Wada hadalada wexey dar dar cusub gelinayaan amaanka gobalka.
Treedom fighters defended The country at the cost of their precious lives.
Dadka xurnimo u dirirka ah wey difaaceen dalka iyagoo uhuraya naftooda qaaliga ah.
Police patrol the streets at night.
Booliiska ayaa rooda ku sameeya wadooyinka habeenkii.
The police used tear gas and rubber bullets to disperse the angry crowds.
Booliiska ayaa istic maalay gaaska dadka ka ilmeeysiiya iyo rasaasta cinjirka ah si ay u kalaceey riyaan dad careeysan oo isku soo baxay
0 Comments