All zitizens ßhould behave in accordance with the law.
Muwaadiniinta oo dhan waa in ay u dhaqmaan si waafaqsan qeeynuunka.
In a letter to the un security council japan has accused united states of violating international marketing system in the world.
Warqad loo diray golaha ammaanka ee qaramada midoobay jabaan ayaa ku eedeeyay mareekanka inuu jininayohabka suuqgeenta caalamiga ah aduunka.
This latest incident may be the lever needed to change government policy.
Dhacdadaan ugu dambeeysay wexey noqon kartaa cadaadis loo baahnaa in lagu badalo siyaasada dowlada.
The disagreement will be dealt with in due course.
Ismaan dhaafka waxaa laxalin doonaa xilliga ugu haboon.
He attended the meeting under the guise of ambassador.
Wuxuu ka qeeyb galay Shirka asigoo is ka dhigaya ambassador
Special court in Algiers has sentenced thirteen people to death in absentia.
Maxkamad gaar ah oo kutaala aljeeriya ayaa ku xukuntay toban iyo sadax qofood in la dilo iyagoo maqan.
0 Comments