Ticker

6/recent/ticker-posts

Jumlado english iyo somali ah oo xiiso badan halkaan kalasoco

 


It is the duties of the police to restore law  and oder.

Waa  waajibaadka booliska in uu sooceliyo sharciga iyo kala dambenta.

Sudanese government has refused to extradite a man wanted for a banck robbery  in Italy.

Dowlada suudan ayaa diiday in ay soo gacan geliso nin loo haste dhac banki oo uu kàgestay dalka talyaaniga.

The vice-president has abused his power.

Madaxweyne kuxigeen ka waxa uu kutakri falay awoodiisa.

The president came to power on aplatform of economic reforms.

Madaxweynuho waxa uu awoodku qabsaday balan qaad qorshooyin siyaasadee oo ah in uu sameeyo is badalo xaga dhaqaalaha ah.

The president want neighboring countries to rally  support for his new  plan itoobiya.

Madaxweynaha ayaa aaday wadamada dariska ah si uu taageero  uu ugu helo qoshihiisa cusub ee itoobiya.

The diplomatic relationship of the two countries  is on the wane itoobiya Adna somali.

Xiriirka diblumaasiyadeed ee labada wadan ayy siixumaanaya itoobiya iyo somalia.

Hadii aad xiiseyneyso jumladahaan aragtidaada noogu reebok coming ga.



Post a Comment

0 Comments