A: The president pledged to address the problem in hiran region.
A: Madaxweynaha ayaa balan ku qaaday in uu xalinayo dhibaatada gobalka hiiran.
B: The meeting in maxaas went up in smoke.
B: Shirka maxaas ayaa ku soo dhamaaday hal bacaad lagulisay.
A: The president delivered a key note speech.
A: Madaxweynaha ayaa soo jeediyay qudbad wax ku ool ah.
B: Septuagenarian warlords hold somalia people hostage for ten years.
B: Dagaal oogayaa 70 jiro ah ayaa dadka somaliyeed madax furasho kuhasta mudo toban Sano ah.
A: The government made a rood and branch reforms.
A: Dawladdu wexey sameysay isbadalo sal iyo baar ah.
B: There have been internecine wars in the country cince the collapse of the former government.
B: Waxaa kajiray dalka dagaal lagu hoobtay ilaa iyo markii aydhacday dowladii Hore.
A: The government has issued a communique.
A: Dowlada ayaa soo saartay war murtiyeed.
0 Comments